Press "Enter" to skip to content

Xasan Sheekh oo heshiis la gaaray bulshada gobolka Hiiraan

Madaxweynaha dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud oo maalmahan ku sugnaa degmada Maxaad ee Gobolka Hiiraan ayaa sida la sheegay heshiis ku aadan sii wadista dagaalka ay dowladda iyo dadka degaanka kula jiraan al-Shabab la gaaray masuuliyiin reer Hiraan ah oo uu la kulmay.  

Comments are closed.