Press "Enter" to skip to content

Saldhiggii ugu weyna ee Al-shabaab ee gobollada Mudug iyo Galguduud oo la burburiyay

Duqeyn dhinaca cirka ah ayaa lagu burburiyay saldhiggii maleeshiyada Al-shabaab ee deegaanka Dumaaye ee degmada Xarardheere ee gobolka Mudug, kaas oo ahaaa 'halka ay ka abaabuli jireen weerrada ay ku qaadan gobollada Mudug iyo Galguduud' sida uu  VOA u xaqiijiyay guddoomiyaha degmada Xarardheere.

Comments are closed.

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r