Press "Enter" to skip to content

Fallanqeyn: Muhiimadda safarka madaxweyne Xasan ee Maxaas

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxmuud ayaa Axaddi tagay magaalada Maxaas ee gobolka Hiiraan, safarkaas oo qeyb ka ah dardar-gelinta dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

Haddaba muhiimadda dib u diyarainta ciidamada iyo safarka madaxweynaha, ayaa Maxamed Bashiir Cabdiraxmana uu ka waraystay, Cabdiraxmaan Sahal Yuusuf oo ah qoraa iyo fallanqeeye arrimaha amniga Soomaaliya.

 

Comments are closed.

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r