Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa habeenkii xalay ahaa ka hadlay dagaalka ay dowladdiisu kula jirto maleeshiyada Alshabab. Madaxweynaha ayaa ka hadlay saraakiil iyo askar uu sheegay in hawshoodii ay ka soo bixi waayeen, lalana xisaabtami doono.
Xasan Sheekh: Dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab waa soconayaa ilaa laga gaarayo guusha ugu dambeysa
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Faaqidaadda: Colaad beeleedyada sii kordhaya ee Soomaaliya
- Dowladda Federaalka oo Puntland ku ammaantay howlgalka ka dhanka ah Dacish
- Dowladda Jabuti oo dayactireysa jidka isku xira Jabuti iyo Itoobiya
- Milatariga Sudan oo galay magaalada Wad Madani
- Mucaaradka oo dowladda Soomaaliya ku dhaliilay heshiiska Itoobiya
Comments are closed.