Somaliland ayaa ka hadashay dagaallo maanta ka dhacay gobolka Sool, oo maamulka SSC-Khaatumo uu sheegay inay ku qabsadeen taliska ciidamada Somaliland ee Goojacadde.
![](https://wargeys.com/wp-content/uploads/2023/08/01000000-c0a8-0242-719b-08db8f8d03a4_w800_h450.jpg)
Somaliland oo qirtay in ciidankeeda ay ka baxeen bariga Sool
More from GudahaMore posts in Gudaha »
Comments are closed.