Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya Isaaq Maxamuud Mursal (Isaaq Fanax) oo booqasho ku jooga magaalada Washington D.C. ayaa sheegay in wasaaraddu waddo qorshaha lagu fuayo qunsuliyadda safaaradda ee magaalada Minneapolis ee gobolka Minesota.

Wareysi: Soomaaliya oo qunsuliyad ka fureysa Minneapolis
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Shirkii dowlada iyo mucaaradka oo fashil ku soo dhamaaday, Axmed Madoobe oo ka tagay Muqdisho
- Barlamaanka Somalia oo markale ka doodaya waxka-beddelka dastuurka
- DFS oo mucaaradka ku eedaysay fashilka shirkii Muqdisho.
- Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
- Somalia iyo Sucuudiga oo kala saxiixday heshiis Milatari





Comments are closed.