Press "Enter" to skip to content

Messi oo kooxda Inter Miami u qaaday koobka Leagues Cup

Inter Miami ayaa sabtidii ku garaacday kooxda Nashville SC finalka koobka Leagues Cup kadib markii ay barbardhac 1-1 ah ku dhammaatay wakhtigii caadiga ahaa, lakiin rigooreyaal 10-9 ay markii dambey guushu raacaday Miami

Comments are closed.