Waxa maanta aas Qaran loogu sameeyey xabaalaha Baqiic ee maagalada Hargiesa askartii Jimcihii lagu dilay Deegaanka buurta Gacan-libaax, iyadoo madaxweynaha Somaliland Muse Biixi Abdi oo ka qayb galay uu sheegay in sharciga la marin doono.

Muuse Biixi oo ka hadlay aas loo sameeyey askartii lagu dilay buurta Gacan-Libaax
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Shirkii dowlada iyo mucaaradka oo fashil ku soo dhamaaday, Axmed Madoobe oo ka tagay Muqdisho
- Barlamaanka Somalia oo markale ka doodaya waxka-beddelka dastuurka
- DFS oo mucaaradka ku eedaysay fashilka shirkii Muqdisho.
- Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
- Somalia iyo Sucuudiga oo kala saxiixday heshiis Milatari





Comments are closed.