Neymar ayaa heshiis labo sano ah u saxiixay kooxda ka dhisan Saudi Arabia ee Al-Hilal kadib lix sano oo uu la joogay Paris St Germain kaas oo weeraryahanka Brazil uu kula guuleystay koobab badan oo gudaha ah, balse ma uusan helin fursad uu qaado Champions League oo ay si aad ay u rabtay PSG.

Neymar oo ku biiray kooxda Al-Hilal ee Sacuudiga
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Madaxweyne Lugatoor oo shir guddoomiyey kulan looga hadlayey garsoorka Puntland.
- Shirkii dowlada iyo mucaaradka oo fashil ku soo dhamaaday, Axmed Madoobe oo ka tagay Muqdisho
- Barlamaanka Somalia oo markale ka doodaya waxka-beddelka dastuurka
- DFS oo mucaaradka ku eedaysay fashilka shirkii Muqdisho.
- Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi





Comments are closed.