Dawladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa toddobaadkan kala saxiixday heshiis ku saabsan adeegyada duulimaadyada labada waddan iskaga goosha. Heshiiskan oo aan weli la shaacin qodobada uu ka kooban yahay ayaa dhaliyey hadal-hayn badan.

Wareysi: Faah-faahinta heshiiskii duulimaadka Soomaaliya iyo Kenya
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.