Maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay inay wadaan qorshe lagu furayo waddada isku xirta magaalooyinka Baydhabo iyo Buurhakaba ee Gobolka Baay.
Lafta-gareen oo sheegay inay furayaan waddada Baydhaba iyo Buurhakaba
More from GudahaMore posts in Gudaha »
Comments are closed.