Press "Enter" to skip to content

Barn. Caweyska Washington: Batuulo Sheekh Axmed Gaballe

Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan oo aad u xiiso badan. Qodobada aad ku maqli doontaan waxaa ka mid wareysi ay barnaamijka Caweyska Washington siisay Guddoomiyaha Ururka Haweenka Qaranka Batuulo Sheekh Axmed Gabale oo ka hadlaysa sheekooyin xiisa leh.

Halkan ka dhageyso barnaamijka oo dhameystiran oo ay soo diyaarisay Caasha Ibraahim Aadan (Caasha Cuud).

 

Comments are closed.

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r