Muddooyinkii u dambeeyey suuqyo ganacsi oo kala duwan oo ku yaala qaar ka mid ah magaalooyinka Soomaalida ayaa waxaa qabsaday dab u gaystay khasaare maaliyadeed, kaasi oo uu ugu dambeeyey dab xalay ka kacay suuq ganacsi ee degmada Wajaale ee Somaliland.
Haddaba wariyahayaga magaalada JigJiga Maxamed Cabdiraxmaan Gaataa ayaa waxyaabaha dabka dhaliya iyo waliba siyaabaha looga hortagi karo ka waraystay Maxamed Xaaji Octoober oo waayo aragnimo u leh arrimaha dabka.
Comments are closed.