Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya ayaa ballanqaaday in baaritaan lagu sameyn doono ciyaaryahan ku tartamayay magaca Soomaaliya uu u muuqday mid aan diyaar u aheyn tartanka ay ka qeybgashay.
Wasiirka ciyaaraha oo raali-gelin bixiyay dhacdo ceebeysay Soomaaliya
More from GudahaMore posts in Gudaha »
Comments are closed.