Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyey dib u eegista cusub ee lagu sameeyey miisaaniyadda sannadkan 2023-ka oo dhan 917 milyan oo dollar. Waxaa oggol ku codeeyey 169 xildhibaan.

Baarlamanka Soomaaliya oo dib u ansixiyey miisaaniyadda 2023
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Madaxweyne Lugatoor oo shir guddoomiyey kulan looga hadlayey garsoorka Puntland.
- Shirkii dowlada iyo mucaaradka oo fashil ku soo dhamaaday, Axmed Madoobe oo ka tagay Muqdisho
- Barlamaanka Somalia oo markale ka doodaya waxka-beddelka dastuurka
- DFS oo mucaaradka ku eedaysay fashilka shirkii Muqdisho.
- Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi





Comments are closed.