Madaxweynaha Somaliland Muse Biixi Cabdi ayaa rajo ka muujiyey qabsoomida doorashooyinka Somaliland. Dhinaca kale, Cabdilahi Cisman Geeljire oo ka tirsan xisbiga mucaaradka ee waddani ayaa isna ku baaqay in la isku soo jiido dadka kala aragtida duwan.

Muuse Biixi oo rajo ka muujiyay qabsoomidda doorashada Somaliland
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.