In ka badan 1,500 oo qoys oo oo aan tirsaneyn ayaa u baahan gargaar deg deg ah ayaa Hay'adda UNHCR ka codsaday in dib loo bilaabo tirakoobka la hakiyay ee xerada qaxootiga Dhagxley ee kaamka Dhadhaab, si qaxootigaasi ay u helaan raashinka, biyaha iyo adeegyada nolosha lagama maarmaanka u ah.

Dhagaxley: 1,500 oo qoys oo u baahan gargaar deg-deg ah
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Shirkii dowlada iyo mucaaradka oo fashil ku soo dhamaaday, Axmed Madoobe oo ka tagay Muqdisho
- Barlamaanka Somalia oo markale ka doodaya waxka-beddelka dastuurka
- DFS oo mucaaradka ku eedaysay fashilka shirkii Muqdisho.
- Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
- Somalia iyo Sucuudiga oo kala saxiixday heshiis Milatari





Comments are closed.