Press "Enter" to skip to content

Aadan Madoobe: Shaki weyn ayaa igaga jira weerarkii Kulliyadda Jaalle Siyaad

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur “Sheekh Aadan Madoobe” ayaa cambaareeyey qaraxii shalay lala beegsaday ciidamada dawladda ee ku sugnaa Kulliyadda Jaalle Siyaad ee Muqdisho.

Comments are closed.