Press "Enter" to skip to content

Hargeysa: Carwada bandhigga buugaagta oo la qabtay

Waxaa magaalada Hargeysa Sabtida maanta ah ka furmay bandhigga carwada buugaagta, iyadoo ay ka qaybgaleen qoreyaal iyo shakhsiyaad caan ah oo u dhashay qaaradda Africa. Bandhiga carwada ee sanadkan ayaa noqonaya sanadkii 16-aad oo si xiriir ah loo qabto.

Haddaba, guddoomiyaha xarunta dhaqanka Hargeysa Dr. Jaamac Muuse Jaamac ayaa ujeeddada carwadan uga warramay Khadar Maxamed Cakule.

 

Comments are closed.

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r