Press "Enter" to skip to content

Barnaamijka Caweyska Washington: Danjire Salaad Cali Jeelle

Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan oo aad u xiiso badan. Qodobada aad ku maqli doontaan waxaa ka mid wareysi uu barnaamijka Caweyska Washington siiyay Danjire Salaad Cali Jeelle oo ka hadlaya sheekooyin xiisa leh.

Halkan ka dhageyso barnaamijka oo dhameystiran oo ay soo diyaarisay Caasha Ibraahim Aadan.

 

Comments are closed.

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r