Madaxweynaha mamaul goboleedka Koonfur Gabeed Cabdicasiis Lafta-gareen ayaa si adag uga hadlay dadka la macaamila ururka Al-Shabaab. Waxa uu dhinaca kale ku baaqay in la billaabo wejiga labaad ee dagaalka ka dhanka ah ee al-Shabaab.

Lafta-gareen oo si adag uga hadlay dadka la macaamila Al-Shabaab
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.