Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay ehellada dad shacab ah oo ku dhintay ama ku dhaawacmay gacanta ciidamada ATMIS oo doonaya in magdhow la siiyo kahor inta aan howlgalka lasoo geba-gebeyn bisha December ee 2024.

Galka Baarista: Qoysas magdhow ka dalbanaya ATMIS kahor inta aysan bixin
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.