Press "Enter" to skip to content

Buuq iyo sawaxan hareeyey fadhigii Golaha Shacabka ee maanta

Fadhigii xildhibaannada Golaha Shacabka ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa ku soo dhaamay buuq ka dib markii xildhibaannada qaar ay ka horyimaadeen ajnadaha oo ahaa dhagaysiga Wasiirka Amniga Gudaha oo qayb ka ahaa isla xistaabtanka xukuumadda.

Xildhibaanno tiradoodu gaarayso 30 mudane ayaa soo gudbiyay mooshin ay ku dareen ajandaha iyaga oo dalbanayay in wasiirka aanu ka hadlin fadhiga maanta.

Wariyaha VOA Cabdulqadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan Muqdisho nooga soo diray.  

 

Comments are closed.

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r