Press "Enter" to skip to content

Bulshada Soomaaliyeed oo ka falcelisay soo celinta Garsoore Cumar Cartan

Muqdisho (SONNA): Kumanaan shacab ah ayaa maanta banaanbax garab istaag ah ugu sameeyey Stadium Muqdisho garsoore sare Cumar Cabdulqaadir Cartan oo ka mid ahaa garsoorayaasha xiriirka caalamiga ah ee FIFA u xushay inuu qayb ka noqdo garsoorayaasha koobka Adduunka 2026, balse laga soo celiyay Maraykanka.

Garsoore Cumar oo maanta Muqdisho ay ku soo dhaweeyeen madax ka tirsan dowladda FS ayaa sidoo kale bulshadu ku maamuustay banaanbaxan oo lagu muujinayo sida bulshada Soomaaliyeed ula dareen tahay una garab taagan tahay.

Dhinaca kale bulshada Soomaaliyeed ee dalka iyo dibadba ku nool ayaa iyaguna ka falceliyey soo celinta Garsoore Cumar Cabdulqaadir Cartan.

 

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r