Press "Enter" to skip to content

Garsooore heer Caalami Cumar Cartan oo goor dhow ka soo degay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho

Garsooore heer Caalami Cumar Cabdulqaaadir Cartan ayaa goor dhow ka soo degay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee nagaalada Muqdisho, waxaana soo dhoweeyay wakiilo ka socday xiriirka Soomaaliyeed ee kubada Cagta, Garsoorayaal Soomaaliyeed, qeybaha bulshada rayidka ah, iyo shacab aad u fara badan.

Garsoore Cumar Cabdulqaadir Cartan ayaa sanadkii 2025-kii loo magacaabay garsooraha ugu wanaagsan Afrika, waxaana ka maqnaanshihiisa Koobka Adduunka loo arkaa khasaare weyn oo soo gaaray isaga iyo guud ahaan kubadda Cagta Soomaaliya, balse isagu waxaa uu caalamka ka kala kulmay soo dhaweyn iyo taageero aad u weyn.

 

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r