Press "Enter" to skip to content

Shirka Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya oo goordhow furmay

Muqdisho(SONNA):-Waxaa goordhow magaalada Muqdisho ka furmaya Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya.

Madashan oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa kulminaysa Maayarrada degmooyinka dalka, mas’uuliyiin ka socota Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad-goboleedyada, hay’adaha caalamiga ah iyo bulshada rayidka ah.

Faah faahinta goordhow la soco.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r