Press "Enter" to skip to content

Shariif Xasan Sheekh Aadan oo guddoomay Shahaadada Musharaxnimada

Muqdisho,(SONNA):- Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ka mid ah musharraxiinta u tartamaya xilka Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa ka guddoomay Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha Qaranka shahaadada musharraxnimada.

Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa si rasmi ah uga mid noqday musharaxiinta ku tartamaysa doorashada hoggaanka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

10-ka bishan June, ayaa lagu wadaa in ay magaalada Baydhabo ka qabsoonto doorashada hoggaamiyaha Dowlad Gobolleedka Koonfur Galbeed.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r