Press "Enter" to skip to content

Saraakiil ka tirsan CXD oo lagu soo dhaweeyey magaalada Baydhabo

Kaaliyaha Taliska Xoogga Dalka Soomaliyeed Gen Maadey Nuurey Sheekh ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee caasimada ku meelgaarka ah ee Koofur galbeed.
Taliyaha ayaa waxaa garoonka ku soo dhaweyey kaaliyaha Taliska dhulka CXDS Gen Cabdulahi Aadan Xuseen Cirro iyo saraakiisha Qeybta 6-aad CXDS.
Taliyaha ayaa salaan sharaf ka qaatay cutubyo Ka tirsan Qeybta 60aad Ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r