Press "Enter" to skip to content

Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka oo la kulantay Danjiraha Midowga Yurub

Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka, Dr Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Safiirka Midowga Yurub u fadhisa Soomaaliya, Marwo Francesca Di Mauro, oo ay ka wada hadleen xoojinta iskaashiga iyo wadashaqeynta labada dhinac ee Guddiga iyo Midowga Yurub.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray wadashaqeyn xooggan oo dhexmarta Guddiga iyo Midowga Yurub, gaar ahaan dhinacyada ilaalinta iyo horumarinta xuquuqda aadanaha, kobcinta awoodda shaqo ee Guddiga iyo Guud ahaan taageerada isla xisaabtanka, dowlad-wanaagga iyo ku dhaqanka sharciga.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r