Press "Enter" to skip to content

Taliyaha Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed oo qaabilay wafdi ka socda Turkiga

Muqdisho,(SONNA):- Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa qaabilay wafdu sare oo ka socday Dawladda Turkiga .

Kulan Taliyuhu la qaatay Wafdiga ka socday Turkiga ayaa looga hadlay iskaashiga dhinaca amniga iyo wada-shaqeynta labada dowladood, waxaana si gaar ah diiradda loogu saaray kor u qaadista tababarrada iyo aqoonta Ciidanka Booliiska, gaar ahaan Ciidanka gaarka ah ee Haramcad.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r