Press "Enter" to skip to content

Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo shaaciyay Jadwalka Doorashooyinka D/Gobolleedyada

Muqdiaho,(SONNA):- Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ( GMDQS), isagoo gudanaya waajibaadkiis sharci ee ku xusan Qod, 56-aad ee Dastuurka JFS iyo Qod, 10-aad ee sharciga dhisidda ( GMDQS),  fulinayana qod, 18-aad ee sharciga Doorashooyinka Qaranka ayaa si rasmi ah u shaaciyay jadwalka dhammeystiran ee Doorashooyinka Dowlad Gobolleedyada oo qeyb ka mid ah uu horay u shaaciyay Guddiga.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r