Muqdisho(SONNA(:-Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha wuxuu halkaan ku wargelinayaa muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool degmooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya goobaha loo asteeyay codbixinta maalinta doorashada ee degmooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Hoos ka Aqriso Iisax




Be First to Comment