Press "Enter" to skip to content

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo la kulmay Danjiraha Shiinaha

Muqdisho (SONNA): Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa kulan la qaatay Danjiraha Dowladda Shiinaha u fadhiya Muqdisho H.E. Wang Yu, iyagoo ka wada hadlay qalabaynta xabsiyada, horumarinta isgaarsiinta iyo tababaridda saraakiisha Ciidanka Asluubta.

Sidoo kale, labada masuul ayaa isla soo qaaday taageerada agoonta ku jirta xarunta degmada Afgooye oo ay gacanta ku hayaan Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r