Press "Enter" to skip to content

Qodobada ay ka wada hadleen Mad. Xasan iyo Danjiraha Maraykanka ee QM

Danjiraha ayaa sidoo kale hoosta ka xariiqday sida ay uga go'an tahay Maraykanku inay wax ka qabtaan cunto yarida ka jirta Soomaaliya, iyada oo dul istaagtay ballanqaadkii Maraykanka ee gaadhayey illaa $524 milyan oo dollar oo ahaa taageero bini'aadanimo oo dheeraad ah

Comments are closed.