Press "Enter" to skip to content

Ciidanka Xoogga Dalka oo raashiin gaarsiiyay bulshada ay abaartu saameysay

Muqdisho(SONNA):-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa gurmad raashin ah gaarsiiyay bulshada ay abaartu saameysay ee ku nool deegaanno hoostaga degmada Raaga Ceelle ee gobolka Shabeellaha Dhexe.

Ururka 195-aad ee Guutada 19-aad ee Kumaandooska Gor Gor ayaa fuliyay howlgalka gurmadka ah, iyadoo la raacayo amarka Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

 

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r