Press "Enter" to skip to content

Taliyaha Xoogga Dalka oo Ciidanka Xoogga ugu hambalyeeyay munaasabadda sanad guuradoodii 66-aad

Muqdisho(SONNA):-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa Geesiyaasha Ciidanka XDS Soomaaliyeed u diray Hambalyada Sanad guuradii 66 aad ee Kasoo wareegatay Aas aaskoodii

“Ciidanka Xoogga dalka, waa laf dhabarka Ciidanka Qalabka sida ee Soomaaliyeed, waxaana sidoo kale isku hambalyeynaynaa guulaha aan kasoo hooyane Dagaalka dalka looga xoreynayo Argagixisada Arxanka darran

12-ka April, sanadkii 1960 ayey ahayd markii la aas aasay ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed, waxaana hadda laga joogaa 66 sano.

 

 

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r