Press "Enter" to skip to content

Ciidanka XDS oo hawlgal miino-saaris ah ka sameeyey Shabeelaha dhexe

Jowhar (SONNA): Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal Miino baaris ah ka sameeyay deegaanka Gololey oo hoostaga degmada Balcad ee Gobolka Shabeellada Dhexe.

Intii uu socday howlgalka waxaa lagu guuleystay in wadada laga saaro miinooyin ay Khawaarijtu ku aastay, si ay ugu dhibaateeyaan shacabka, waxaana howlgalka fuliyay cutubka Ciidanka Xoogga Dalka u qaabilsan ka hortagga iyo Soo saarista Miinooyinka.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r