Press "Enter" to skip to content

Taliyaha Ciimada Booliska Soomaaliya oo Baydhabo kula kulmay Saraakiisha ciidamada

Muqdisho,(SONNA):- Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi ayaa manata kulan la qaatey dhammaan Saraakiisha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ee ku Sugan magaalada Baydhabo re ccaasimadda ku meel gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed.

Taliyaha ayaa Saraakiisha kala hadlay Xaalada Amni ee magaalada Baydhabo, kadib isbedelkii ka dhacay Koonfurgalbeed. wuxuuna Saraakiisha Boliiska faray in la xoojiyo wada shaqeynta laamaha Amniga, Wuxuuna Si gaar ah Boliiska ugula dardaarmey Amniga Gudaha Magaalada.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r