Press "Enter" to skip to content

Xildhibaannada Soomaaliya ku matalaya EALA oo maanta la dhaarinayo

Muqdisho(SONNA);-Xildhibaanada Soomaaliya ee ku matalaya Baarlamaanka Soomaaliya ee Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika ayaa la filayaa in goordhow lagu dhaariyo magaalada Arusha ee dalka Tanzania.

Tallaabadan taariikhiga ah waxay guul weyn uga dhigan tahay xubinimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (EAC).

 

 

 

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r