Press "Enter" to skip to content

Ciidamada Xoogga Dalka oo la faray in ay ka qeyb qaataan gurmadka Abaaraha

Muqdisho,(SONNA):- Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Gen. Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa faray dhammaan cutubyada kala duwan ee Ciidanka XDS in ay si buuxda uga qayb qaataan gurmadka iyo taakuleynta shacabka ay saameeyeen abaaraha ka jira qaybo ka mid ah dalka.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r