Press "Enter" to skip to content

Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed oo shacabka la wadaagtay ogeysiis muhiim ah

Muqdisho,(SONNA):- Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (HDRS), ayaa shacabka Soomaaliyeed la wadaagtay in dhammaan duulimaadyadii qorshaysnaa maalinka barito ah oo taariikhdu ku beegantahy 2 March 2026 ay sidoodii u jiraan, aysana HDRS kawarqabin wax isbedel ah oo kuyimid dhammaan duulimaadyada gudaha iyo kuwa dibadaba.

Wararka la isla dhexmaraayo baraha bulshada waxa ay HDRS u cadaynaysaa shacabka Soomaaliyeed in aysan waxba kajirin oo duulimaadyadu caadi yihiin dhammaan garoomada diyaaradaha wadanka.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r