Press "Enter" to skip to content

Degmada Deyniile oo u gudubtay wareegga labaad ee tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka

Muqdisho(SONNA):’Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii lix iyo tobnaad, isla markaana ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed, ayaa si toos ah looga daawadaa Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed, lagana dhageystaa Radio Muqdisho habeen walba,xalay waxaa tartanka ku loollamay degmooyinka Waabari iyo Deyniile oo ka wada tirsan Gobolka Banaadir. Barnaamijka waxaa si wadajir ah u taaba-gelinaya Bankiga IBS iyo Maamulka Gobolka Banaadir.

Degmada Deyniile ayaa u gudubtay wareegga labaad ee tartanka kaddib markii ay heshay 10 dhibcood, halka Degmada Waabari ay ka heshay 8 dhibcood.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r