Press "Enter" to skip to content

Taliyaha Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed oo la kulmay Cali Badaawi

Muqdisho,(SONNA):- Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi iyo wefdi uu Hogaaminayo oo safar shaqo ku jooga Dalkaa ayaa kulan la qaatay Agaasimaha guud ee Amniga Qaranka Aljeeriya Cali Badaawi .

Kullanka ayaa looga hadlay la dagaallanka dambiyada abaabulan ee xuduudaha ka tallaaba, iskaashiga Tababarada gaarka ah iyo dhisidda Aqoonta Ciidamada, La dagaallanka dambiyada internetka ,baarista dambiyada iyadoo loo marayo dhinaca Sayniska iyo Farsamada.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r