Press "Enter" to skip to content

Taliyaha Ciidanka XDS oo qaabilay u qeybsanaha arrimaha difaaca ee safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya

Muqdisho (SONNA): Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamud ayaa kulan muhiim ah la yeeshay u qeybsanaha Arrimaha Difaaca ee Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya, Col. Wills.
Kulanka ayaa looga hadlay sidii loo xoojin lahaa dadaallada ka dhanka ah argagixisada iyo la-dagaallanka kooxaha burcad-badeedda iyo argagixisada.
Ugu dambeyn, Taliyaha ayaa uga mahadceliyay Dowladda iyo Ciidanka Mareykanka taageerada joogtada ah ee ay la garab taagan yihiin Ciidanka XDS iyo ka go’naashahooda ku aaddan ciribtirka argagixisada.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r