Press "Enter" to skip to content

DEGDEG: Horjooge ka tirsan Khawaarijta oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Saakow

Muqdisho (SONNA): Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal guul ku dhammaaday ka fuliyay bannaanka magaalada Saakow ee gobolka Jubbada Dhexe, halkaas oo lagu dilay mid ka mid ah horjoogayaasha sare ee Khawaarijta.

Faahfaahinta halkan kala soco goor dhow

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r