Inka badan 20 ka tirsan maleeshiyada Al-shabaab ayaa lagu dilay 'hawlgal qorsheysnaa' oo ka dhacay deegaanka Beledul Amiin ee gobolka Shabeellaha Hoose, sida uu xaqiijiyay wasiirka warfaafinta dowladda federaalka.
Dowladda oo sheegatay dilka 20 Al-Shabaab ah
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Golaha Wakiilada Somaliland oo diiday in xasaanadda laga qaado xildhibaan Abiib
- Muxuu sharciga Somaliland ka qabaa in la xiro xildhibaan?
- Sharciga xuquuqda naafada Soomaaliyeed oo la horgeeyey Aqalka Sare
- Madaxweyne Xasan iyo Josep Borrell oo wada-hadallo yeeshay
- Dowladda Soomaaliya oo fulisay duqeymo ka dhan ah Al-Shabaab
Comments are closed.