Press "Enter" to skip to content

Xukuumadda oo muddeysay gogosha wada-hadalka Qaran

Muqdisho (SONNA): Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo ka duuleysa talo-soojeedinta Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa 19-kii bishaan ku dhawaaqday in 1-da Febraayo 2026 magaalada Muqdisho ay ka furmeyso gogol wada-hadal qaran oo u dhexeysa Dowladda iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r