Press "Enter" to skip to content

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta XFS oo Bandhiga Carwada Fitur kaga qeyb galay Spain

Madrid,(SONNA):- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS Cabdullaahi Xayir Ducaale ayaa ka warbixiyay Bandhigga Carwada Caalamiga ah ee Fitur oo lagu soo gaba gabeeyay magaalada Madrid ee dalka Spain.

Agaasimaha ayaa sheegay in ay  Soomaaliya kusoo bandhigtay waxyaabo badan oo taariikhi ah sida, cunto dhaqameedka iyo Hiddaha dhaqanka dalkeenna.

Bandhigga Carwada Caalamiga ah ee Fitur oo soo bilaabatay 21-ka bishan ayaa maanta la soo gebagebeeyay, waxaanna Bandhigga qeyb ka ahaa shirkado waa weyn oo ka qeyb qaadan kara horumarinta Soomaaliya.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r