Dadka ku dhaqan magaala xeebeedka Kismaayo, oo dhibaato ku qabay marista waddooyinka oo aad u burbursanaa haddana aan helin dayac tir wanaagsan muddo ku ku dhow 50 sano, ayaa haatan helay jidad wanaagsan ayada oo magaalada ay yeelatay toddoba waddo oo cusub oo laami ah.

Kismaayo oo 50 sano kadib laga hirgeliyay jidad cusub
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.