Press "Enter" to skip to content

Sawirro:Madaxda qaranka iyo Munaasabada caleemo saarka maamulka Waqooyi bari

Laascaanood(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, Ra’iisul Wasaaraha XFS, iyo madax kale oo ka kala socda Dowladda Federaalka iyo Dowlad-goboleedyada dalka ayaa magaalada Laascaanood ee gobolka Sool uga qeybgalaya munaasabadda caleema-saarka Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Axmed Aw Cali (Firdhiye).

Munaasabadda oo hadda socota waxaa sidoo kale ka qeyb ah safiiro iyo wakiillo ka socda dowladaha Jabuuti, Turkiga, Sacuudiga, Suudaan, Kenya, Dowladda Deegaanka Soomaalida, iyo marti sharaf kale.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r